Casho Sharaf Hargeysa loogu sameeyay Wasiirka Arimaha Dibadda Eritrea (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Somalilad, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa casho-sharaf ku maamuusay  wasiirka arrimaha dibadda dalka Ereteriya, Mudane Cismaan Saalax Maxamed iyo wafdi la socday oo safar shaqo shalay ku tagay Hargeysa. Wasiirka Arimaha Dibadda Eritrea iyo wafdiga la socday ayaa xalay ku hoyday magaalada Hargeysa, waxaana wafdigan Madaxtooyada Somaliland loogu sameeyay casho sharaf lagu maamuusayay. Madaxweynaha … Continue reading Casho Sharaf Hargeysa loogu sameeyay Wasiirka Arimaha Dibadda Eritrea (Daawo Sawirada)